Qandala Home                           Qandala PSS
Dhismaha iyo Magacyada Wasaaraddaha Iyo Wasiirada DKG
Jamhuuriyadda Soomaaliya
Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha

Madaxweynaha DKG oo Hortiisa lagu Dhaariyay Xubnaha Golaha Wasiiradda Cusub
Dhageyso

1-Daahir Max'ed Dayax Wasiirka Arr. Gudaha Hawiye (Abgaal)

2-Enj. C/qaadir C/lle Madaxey Wasiirka Naafada iyo Arrimaha dhaqancelinta Hawiye (Abgaal)

3-Cumar Xaashi Aadan Wasaaradda Lacagta Hawiye (Xawaadle)

4-Cabdi Jaamac Warsame Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekedaha Hawiye (H/Gidir, Sacad)

5-C/llaahi Max'ed Shirwac Wasiirka Shaqada iyo badbaada Shaqaalah Hawiye (Duduble)

6-Dr. Xuseen Max'ed Cismaan Junbur Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta Hawiye (Gaaljecel)

7-Xuseen Max'uud Sheekh Xuseen Wasiirka Maaliyadda Digil (Dabare)

8-Siid Axmed Sheekh Daahir Wasiirka Xannaanada Xoolaha Mirifle (Yantaar)

9-Yuusuf Macallin Amiin Baadiyow Wasiirka Warshadaha Mirifle (Liisaan)

10-Cali Mursal Max'ed Wasiirka Hidaha Dhaqanka iyo Fanka Mirifle (Boqolhore)

11-C/casiis Sheekh Mukhtaar Wasiirka Seyniska iyo Tiknoolajiyada Mirifle (Hadamo)

12-Max'ed Nuuraari Bakar Wasiirka Caafimaadka Digil

13-Max'ed Nuur Jiley Wasiirka Dowladda Hoose Mirifle (Jiroon)

14-Jen. C/wihaab Xuseen Max'ed Wasiirka Gaashaandhigga Daarood (Ogaadeen, Reer C/lle)

15-Axmed Max'ed Xandule Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Daarood (Dhulbahante)

16-Xuseen Ceelaabe Faahiye Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Gudabiirse

17-Sakariye Max'uud Xaaji Cabdi Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Daarood (Leelkase)

18-Xasan Faarax Xujaale Wasiirka Dalxiisla iyo badbaadada Duurjoogtada Daarood (Ogaadeen)

19-Cabdi Guuleed Max'ed Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Daarood (Mareexaan)

20-Cali C/raxmaan Xirsi Wasiirka Dastuurka iyo Federalka Daarood (Warsangeli)

21-C/qaadir Aw-Yuusuf Max'ed Wasiirka dib u dhiska iyo guryeynta Daarood (Majeerteen)

22-Dr. Max'uud Faarax Indhabuur Wasiirka Caddaaladda Awkhaafka iyo Arr. Diinta Dir (Fiqi Max'ed)

23-Prof. C/raxmaan Aadan Ibraahim Wasiirka Warfaafinta Dirta Koonfurteed

24-Danjire Yuusuf Ibraahim Dheeg Wasiirka Arr. Dibadda Isaaq (Garxajis - Ciidagale)

25-Max'ed Wasame Cali Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta Isaaq (Habar Awal)

26-Saciid Warsame Abukar Wasiirka Tamarta iyo Korontada Isaaq (Habar Jecle)

27-Axmed C/llaahi Jaamac (Daakir) Wasiirka Jaaliyadaha Dibadda iyo Qaxootiga Isaaq (Arab)

28-Dr. Max'ed Mayrane Buraale Wasiirka dib u heshiisiinta iyo xalinta Khilaafaadka Ciise

29-Dr. Seynab Aweys Xuseen Wasiirka haweenka iyo qoyska Reer Baraawe

ISHA: SONNA sonna2005@hotmail.com

Copyright © 2001 By Qandala.