Qandala Home                           Qandala PSS
Bayaan Beesha Omar Mohamuud ee Minneapolis, MN USA
Anagoo ku billaabayna Magaca eebbe, allaha cizka iyo sharafta mudan. Anagoo ah waxgaradka, dhalinyarada, iyo aqoonyahanada beesha Cumar Maxamuud ee ku nool Minneapolis, MN USA. Waxaan u tacsiyeeynaynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka dhinteen dhamaan dadkii ku dhintey shilkii ka dhacay magaalo madaxda Dawlad Goboleedka Puntland taariikhdu markey ahayd 21kii November ee sannadkan. Dhacdadaas oo ay sababtey khilaafka siyaasadeed ee hareeyey dhamaan gobalada isku bahaystay DGPL.

Waxaa wara' iyo wax aan loo fadhiyin ah in ay jiraan kuwa doonaya in ay khilaafkaas siyaasadeed  u tarjumaan mid qabiil ama beeleed. Waxaan ka xunnahay in ay in dhaweydba soo bateen  bayaanada marin habawga iyo been abuurka ah ee la soo galiyo shabagada internet-ka kuwaas oo tibaaxaya kuna macneeynaya shilkii Garoowe inuu  ahaa mid qabiil ama beeleed, ee uusan ahayn mid siyaasadeed sida bayaan la sheegay inay Cumar Maxamuud soo saareen ee Dec. 1deedii, kuna soo baxay Somalitalk iyo Hiraan Online.

Waxaan u soo jeedinaynaa kuwa qoraalada noocaas ah sameeya inay ka waantoobaan fidna-raadiska ayna ku badalaan samo-raadis. Waxaan sidoo kale ugu baaqaynaa web-pages-ka caadeystay deg-deg u daabaca qoraalada noocaan oo kale ah inay iska hubiyaan xaqiiqada iyo jiritaanka qoraaladaas.

Waxaan usoo jeedinaynaa dhammaan dadwaynaha reer Puntland adkeynta nabadgelyada iyo soo celinta xasiloonidii looga bartay degaanada Puntland. Sidoo kale waxaan ka codsanaynaa dhamaan isimada, wargaradka, iyo siyaasiyiinta reer Puntland  in khilaafka siyaasadeed ee waayahan danba ka jiray Puntland lagu dhammeeyo xal nabadeed iyo wada hadal.

Liiska Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha ( 107 )

1. Abdullahi Ali Barre
2.Ciise Ali Barre
3. Abdullahi Hashi Deer
4.Abdigani Handulle
5. Adan Isse Ali (Adan dhagax)
6.Ahmed Mohamed Warsame(Gurbe)
7. Mohamed Abdullahi Hassan
8. Saciid Abdirahman
9.Abdulqadir Rugumbaa
10.  Haybe Jama Caar
11.  Hassan Mohamud H Hassan
12.  Mohamed Ahmed Sardheeye
13.  Ahmed Abdullahi Musse (Aw-gaab)
14.  Ahmed Abdullahi Guuleed
15.  Abdirizak Jabaruug
16.  Farhan Adan Madoobe
17.  Jabril Mohamed Ahmed
18.  Mohamed Adan Uruurshe
19.  Gurey Aw-jaamac Kulmiye
20.  Cigalle Jamac Carab
21.  Ahmed Mohamed Gaxanuug
22.  Abdinuur Isburaash
23.  Hussein Gaboobe
24.  Mohamuud Sahal Khalaf (dhagas)
25.  Rooble Mohamed Geelle
26.  Abshir Wiish Araarsame
27.  Jamaal Shabeel Xayd
28.  Anwar Mohamed Dirie
29.  Mohamed Abdirahman Jama
30.  Ahmed Jama Yacquub
31.  Abdifatah Adan Diriye Shiilaale
32.  Hirsi Ahmed Garre
33.  Abdisalaan Warsame Cadde
34.  Muuse Abdullahi Ducaale (Cadde Muuse)
35.  Omar Diriye Afdac
36.  Abdullahi Abdisallad Adan
37.  Bile Abdille Afay (Generaale)
38.  Ahmed Abdille Bowbowle
39.  Qodhob Jama Caalam
40.  Mohamed Ahmed Elmi Dhagow
41.  Abdullahi Sheikh Ahmed
42.  Abdigafaar Mohamed Aadan Jigis
43.  Abdigani Warsame Shancad
44.  Daud Tahliil Hussein (Qorrax)
45.  Abdidaahir Wiish Ararsame
46.  Abdirizak Ali Bihi
47. Abdihakim Isse Ildab
48.  Abdifatah Yusuf Kilwe
49.  Osman Cadhood (Chuck Norris)
50.  Aar Mohamed Adan Fauujugo
51.  Mohamed Adan Ciise (Jeery Adams)
52.  Hussein Mohamed Aadan
53.  Abdulfatah Saciid Aadan
54.  Abdirahman Ali Shire Bishodhac
55.  Mahad Jabril Ciise Xaabsay
56.  Jama Yusuf (Miwaake)
57.  Habiib Abshir Farah ( Xubeero)
58.  Hussein Jamac Kitte (Garacad)
59.  Abdirashiid Jabaruug
60.  Khadar Ahmed Cadde
61.  Abshir Abdisalaan Cubeyd
62.  Saciid Jama Bihi
63.  Abdirizak Hirsi Nur
64.  Abdullahi Ali Gaas
65.  Abdigani Jama Carab
66.  Faysal Gaatax
67.  Haasan Mohamed Indhayare
68.  Abdi dheere Ali Orod-dheer
69.  Moahmed Hassan Ducaale
70.  Ibraahim Abdinuur Khaliif Shiddo
71.  Haasan Mohamed Indhaye
72.  Shariif Shuuriye
73.  Shiddo Abdullahi Kaliif
74.  Jamaal Foodcadde
75.  Khalaf Saciid
76.  Ahmed Abdi Salaad
77.  Abdisalaan Daahir Ali Waash (Shaagle)
78.  Muse Yusuf (Muse Kacaan)
79.  Jama Cigaal (Jama Darbaal)
80.  Abdirizak Ali-Iniin
81.  Abdiqadir Adan Jama Bihi
82.  Xade Shabeel Omar Xayd
83.  Osman Ali Khalaf
84.  Mahdi Hussein Gurey
85.  Abdirizak Abdulle Bowbowle
86.  Mursal Ahmed Adan
87.  Qaassim Bashir Hassan Laari
88.  Nageeye Mohamed Adan Faajugo
89.  Nasteex Ali Aw-doon
90.  Ahmed Jama Guuleed
91.  Mahad Dirir
92.  Mohamed Geelle-Kibir
93.  Mohamed Abdullahi Dhagaweyne
94.  Xirsi Farah Suleebaan
95.  Jama Adan Hashi
96.  Osman Ali Geelle
97.  Mohamed Ahmed Salaad (Timaxun)
98.  Garaase Abdi Soofe
99.  Ahmed Khaliif Carabay
100.Daakir Lahelow
101.Abdullahi Faarah Waal
102.Shaafici Mohamed Warsame (Ladane)
103.Bashiir Abdi Ali
104.Joome Farabadane Omar Guhaad
105.Mohamed Abdi Goone
106.Abdihabiib Yaasiin Warsame Cigaal
107Mohamuud Farah Cigaal (Gen Black)

Xiriiriye:

Abdirahman Ali Shire
Aashire@hotmail.com
Copyright © 2001 By Qandala