Qandala Home                           Qandala PSS
Cismaan Caato oo Qorshaynaya in uu Dacwad Kusoo Oogo Soorayaasha 'Black Hawk Down"
Sony's Columbia Pictures may face Somali law suit over
 'Black Hawk Down'
"It is incredible to see your personality (damaged) by moviemakers," Osman Hassan Ali "Atto" said.
Somalis cheer U.S. casualties during viewing of bootlegged 'Black Hawk Down'
Wararka ka imanaya Muqdisho ayaa sheegay in Cismaan Cali Caato uu qorshaynayo in uu dacwad kusoo oogo soosaarayaasha filimka "Black Hawk Down".
Waxa lagusoo waramay in Cismaan Caato uu sheegay in "filimkani uu wax u dhimay sumcadiisa" taas oo sida uu sheegay si khaldan u tarjumay shakhsiyadiisa. Waxaana lagusoo waramay in uu arintaan dacwada kala tashanaayo Qareeno. Movies
Sony's Columbia Pictures may face Somali law suit
Yuusuf Garaad Axmed oo dhaleeceeyay "Black Hawk Down"Qandala Home
Cusmaan Caato dhagayso .
DAAWO QAYBO KAMIDA 'BLACK HAWK DOWN'
Copyright © 2001 By Qandala.