QandalaQandala PSS  
*BlackHawkDown*
Qandala Home
Puntin Password





 
TODOBAADLE MADAXBANNAAN OO
KA SOO BAXA
G/MUDUG OO LOOGU MAGAC DARAY :::>>>
YAMAYSKA
Cadadyadii Hore




Qandala Home
www.come.to/Puntland
www.come.to/Qandala
(Interview with Somali Elder.)
By :Hussein Garab-Yare
ALLE ha u naxariistee waa
 
(1951-1982)
T H E P O E T O F  
R E S I S T A N C E
Khaliif Sh. Max'muud Saciid
 dhageyso  or   Free Download
Somali-Net-Radio
Garoowe 10/3
______________
______________
Somali-Net-Radio
Gabayaa Soomaaliyeed

Somali News






Mudug>Ciidanka Booliska Mudug oo ku hoolan soo qabasho gacan ku dhiigle.

Sweden-Puntland >>17/03/2002.
Wararkii Puntland iyo Somaliland, Banaadirland , Wareysi uu siiyay C/Qaasim Salaad Xasan oo ku saabsan Shirka Neyroobi.

W.Q. Cabdishakuur Mire Aadem

UK-London Cali Khaliif Galeydh 2war Muqdisho and itobiya .....





Boosaaso Wariyaha cusub ee Soomaali NetRadio ee magaalada Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa soo gudbineysa warbixintii usbuuca ee magaalada Boosaaso...
Baydhabo Wareysigaan waxaan xiriirin doono Faadumo Yaasiin Jaamac -Maxamed S "Kashawiito" Mohamed Adan Qalinle


Itoobiya Gudoomiyaha SRRC ee Xiliga Xuseen Caydiid .... Dhageyso

Muqdisho Farxiyo Cali Qaaje Axmed Dishibiliin oo u shaqeynayay Unicef oo la afduubay. iyo Caruurta Muqdisho maxay ku ciyaaraan.... Dhageyso

(R. Banadir) Guddoomiyaha Gudiga Siyaasada ee Gobolka Sh/dhexe Maxamed Cumar (Maxamed Dheere) oo ka hadlay rabshado ka dhacay Mahaday oo ay dhaliyeen kaariyaasha

Boosaaso Maxamed S Cumar "Kashawiito" Wariyaha SomaliNetRadio ee gobolka Bari ayaa waxaa u wareysi la yeeshay Cabdillahi Y.Axmed oo jooga Garoowe.Dhageyso



Sweden Puntland Said.W dhageyso

UK-Londan Cali Khaliif oo ku tilmaamay C/Qaasim Salaad Xasan in uu yahay "Kaligii taliye" dhageyso

Muqdisho Dagaal ka dhacay maanta Muqdisho xaafadda Madiina dagaalkani waxa uu u dhaxeeyaa Muuse Suudi Yalaxow vs Cumar Finish dhageyso

Muqdisho Cabdi Xasan Cawaal Qaybdiid oo yiri:Soomaaliya majoogto AL-Qaida Maraykanka hadii uu hayo wax cadayn ah ha nala soo xiriiro dhageyso



Muqdisho Bilan Prass:Farxiyo A Qaaje Haweeney 85 jir ah oo lagu kufsaday magaalada Muqdisho maanta Dhageyso Waxaan ka xunahay BBC ayaa goysay wararkii iyadoo dhameen.


Boosaaso Gudoomiyaha Gobolka Bari Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin)Dhageyso


Baydhabo Dagaalka ka socdo Baardheere wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxa dhinaca ka soo horjeeda isbahaysiga  SRRC ee Dooxada Jubba dhageyso

Radio Galkacyo
Xasan Abshir Faarax NO Puntland ,
NO Somaliland , NO Banaadirland ,
NO Bayland .
Waxa uu ku darin  Jubbaland ?


Jaamac cali jaamac oo kalsoonidii  kala noqday DKG ah ee Fadhigeedu yahay Muqdisho Dhageyso Jaamac Shalay >dhageyso

Col : Jaamac Cali Jaamac oo ka waramaya safaradii uu ku maqnaa dhageyso

Xasan Abshir oo ku dhawaaqay xubnaha dooladiisa dhageyso >> Liiska wasiirada
Liiska wasiirada iyo beelahoda dhagayso



Jen :Gabyoow (SRRC) dhageyso

Wasiirka Howlaha guud ee DKG Cabdi Guuleed oo ka hadlay shirka dibuheshiisiinta Soomaaliyeed dhageyso


Danjire C/Majiib oo ka hadla shirka lagu qabandoono Keenya.. Dhageyso

Latest News >>Bosaaso, Garowe, Galkacyo, Mogadishu and Hargeisa
BY: "SomaliNetRadio.com"Hussein Garab-Yare

Warar isqilaafayo oo ku saabsan dagaalkii ka dhacay Baardheere Dhageyso

Raadiyah DKG oo la Bililiqaystay Dhageyso

Qanyare oo sheegay in uu ka baxay DKG ee uu ka ahaa wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka badda, Hadana waxaa uu ku biiray koox cusub... Dhageyso"Radio Banaadir"

Hanjabaad Cad oo loogu hanjabay Xasan Abshir Faarax dhageyso

TO
H.E. George W. Bush, U.S. President – Washington, D.C>Guji/Riix<

Yuusuf Garaad oo isku soo uruuriyay wax ka dhan ah Filmka Cusub oo lagu soo qabanayay Caydiid iyo CabdiQaybdiid- Yuusuf Garaad waxa uu waraystay Cusmaan Caato dhagayso .
Dhanka Ameerikaanka waxay ugu yeereen The Habar Gidir clan (3) Maxamuud Afgooye*Terrorism List

Embarassed : Xuseen Caydiid oo Beeneeyay warkii uu siiyay Irin> Dhageyso >>IRIN>>Xuseen Caydiid oo sheegay 5ta-Soomaalida in ay kala maarmin. waxaa ka carooday Soomaalida Kiinya.Dhageyso

Wasiirka Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Isgaarsiinta ee dawladda Jamaac Cali Jaamac: Faarax C/llahi Beeldaaje SomaliNetRadio.com  Dhageyso

Gudoomiyaha Gobolka Bari Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin)Dhageyso

(Report from Mohamed Said Omar Kashawito) Jaamac Cali Jaamac si lama filan ah uu uga dhoofay khamistii tagtay magaalada Boosaaso.Boosaaso SomaliNetRadio.comQandala Home


Raiisul Wasaaraha DKG Xasan Abshir Faarax oo la isku dayay in la dilo Dhageyso

Baafin KA:Qandala Foowsiya Max'ed Cilmi oo Baafinayso Axmed Geedi Muuse.

Xuseen Caydiid oo sheegay 5ta-Soomaalida in ay kala maarmin.waxaa ka carooday Soomaalida Kiinya .Dhageyso

C/Laahi Yuusuf oo sheegay in uu Garoowe ka bixi doono waxaase uu sheegin meesha uu qaban doono Mudug iyo Boosaaso.Jaamac cali.J oo sheegay haduu isku dayo in uu Boosaaso soo aado uu difaaci doono. dhagayso


Radio Dalmar *Cabdiqasim salaad oo ka jawaabay khudbadii Bush
*Korneyl barre hiiraale iyo imaatinkiisa Baardheere
*Xaaladdda siyaasadeed ee puntland Radio Midnimo :C/Shakuur Mire Aden
*Cali Khaliif waxaa uu na yiri intii aan wax idiin sheegi lahaa aniga oo Internetka ku faafiya ayaa la ii qaatay Dhageyso







Warbixin uu soo saaray Saalax Xaashi Carab oo ah lataliyaha Jaamac C. Jaamac Dhageyso

(Report from Mohamed Muhiyadin Ali) 27-1-2002
(Report from Mohamed Said Omar.) 27-1-2002











Wareysigaan Saciid Wayeel waxaa uu ku sheegayaa in go'aan laga dhawrayo beelaha shirka uu uga socdo Nugaal dhawaan.

Garoowe - Radio-DalmarQandala Home Wareysi
Suldaan Saciid M. Garase.

Cabdirisaaq Ismaaciil Cumar "Shiiq Adoon" oo ka waramya xaalada magaalada Boosaaso.

REER MUQDISHO IYO REER CARTE KEEBAA  BURCAD LAGU TILMAAMI KARAA?Full report

Boosaaso SomaliNetRadio.comQandala Home Warbixintaan waxaa uu Maxamed Saciid ku eegayaa xaalada siyaasadeed ee Puntland, isla markaana waxaa ay taabanysaa dhinacyo badan. Waxayna warbixintaan ifineeysaa xaalada dhabta ee magaalada Boosaaso.(Report from Mohamed Said Omar Kashawito)

Warbixin ku saabsan wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho. Maxamed waxaa uu sheegayaa in DKM ah ay hub iyo saanad kaleba u dirtay Puntand. Iyo waliba in beelaha qarkood ay ku kala qaybsameen siyaasada ku wajahan maamulka Carta lagu soo dhisay.(Report from Mohamed Muhiyadin Ali)

Garoowe SomaliNetRadio.com Saciid Wayeel waxaa uu inooga waramay jawiga magaalada Garoowe iyo sidii ay u dhaceen dagaaladii ka dhacay Garoowe dhawaan.

Cabdi Xaaji Yuusuf oo ah "Arimaha Gudaha Maamulka Jaamac Cali Jaamac Dhegayso

Baaq ay soo saareen 3Oday oo Soomaaliyeed si weyn looga yaqaan baaqoda waxa uu ku jeedaa oo ka hadlay Dagaaladii ka dhacay GaroowedhageysoQandala Home

Dagaalkii GarooweQandala Home Dagaal kani waxaa dhaliyay dilkii Marxuum Faarax Maxamed Saciid "Gomcad" iyo 5Qof oo kale..BBC : Saciid Waayeel




Halgan-Roda AfjanoQandala Home waa gabadh aad u yar oo ku caan baxday gabayada, gar'ahaan halganka lagu xoraynayo dhulka Soomaali galbeed.

All who contribute to this campaign can do so from their Zakat, or as Lillah and Sadaqah Jariah on their behalf or on behalf of their deceased relatives, or they can do so from any kind of money that they have d
oubts about (e.g. interest money or any money which they want to purify).


Qandala PSS
__________________
C/Laahi Y.A Maanta dhageyso
C/Laahi Y.A Shalay dhageyso
__________________
Jaamac Maanta >dhageyso
Jaamac Shalay >dhageyso
__________________
__________________
ALLE ha u naxariistee waa
Khaliif Sh. Max'muud Saciid
 (1951-1982)
T H E P O E T O F  
R E S I S T A N C E
dhageyso or Download.
__________________
Musharax MG-Puntland
Muuse Xaaji Sacii ( Abees )








Heeso Xul ah
SudaniGold-H

Qandala Home
All Free Download

Free Download


Gabygani wuxuu ku saabsan yahay dood iyo dagaal dhexmaray “waraabe iyo wolof” oo uu tiriyay "Faisal Mussa"Full report

Black Hawk Down
Usheeg Asxaabtaada
Puntland Weather
Qandalo@yahoo.com
Contents ©2002 ( www.come.to/Puntland )- ALL RIGHTS RESERVED
All copying without express written permission is prohibited!