(Interview with Somali Elder.)
By :Hussein Garab-Yare
ALLE ha u naxariistee waa
(1951-1982)
T H E P O E T O F
R E S I S T A N C E
Khaliif Sh. Max'muud Saciid
|
Somali-Net-Radio
______________
______________
|
Somali-Net-Radio
Gabayaa Soomaaliyeed
|
Somali News
Mudug>Ciidanka Booliska Mudug oo ku hoolan soo qabasho gacan ku dhiigle.
Wararkii Puntland iyo Somaliland, Banaadirland , Wareysi uu siiyay C/Qaasim Salaad Xasan oo ku saabsan Shirka Neyroobi.
W.Q. Cabdishakuur Mire Aadem
Boosaaso Wariyaha cusub ee Soomaali NetRadio ee magaalada Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa soo gudbineysa warbixintii usbuuca ee magaalada Boosaaso...
Baydhabo Wareysigaan waxaan xiriirin doono Faadumo Yaasiin Jaamac -Maxamed S "Kashawiito" Mohamed Adan Qalinle
Itoobiya Gudoomiyaha SRRC ee Xiliga Xuseen Caydiid .... Dhageyso
Muqdisho Farxiyo Cali Qaaje Axmed Dishibiliin oo u shaqeynayay Unicef oo la afduubay. iyo Caruurta Muqdisho maxay ku ciyaaraan.... Dhageyso
(R. Banadir) Guddoomiyaha Gudiga Siyaasada ee Gobolka Sh/dhexe Maxamed Cumar (Maxamed Dheere) oo ka hadlay rabshado ka dhacay Mahaday oo ay dhaliyeen kaariyaasha
Boosaaso Maxamed S Cumar "Kashawiito" Wariyaha SomaliNetRadio ee gobolka Bari ayaa waxaa u wareysi la yeeshay Cabdillahi Y.Axmed oo jooga Garoowe.Dhageyso
UK-Londan Cali Khaliif oo ku tilmaamay C/Qaasim Salaad Xasan in uu yahay "Kaligii taliye" dhageyso
Muqdisho Dagaal ka dhacay maanta Muqdisho xaafadda Madiina dagaalkani waxa uu u dhaxeeyaa Muuse Suudi Yalaxow vs Cumar Finish dhageyso
Muqdisho Cabdi Xasan Cawaal Qaybdiid oo yiri:Soomaaliya majoogto AL-Qaida Maraykanka hadii uu hayo wax cadayn ah ha nala soo xiriiro dhageyso
Muqdisho Bilan Prass:Farxiyo A Qaaje Haweeney 85 jir ah oo lagu kufsaday magaalada Muqdisho maanta Dhageyso Waxaan ka xunahay BBC ayaa goysay wararkii iyadoo dhameen.
Boosaaso Gudoomiyaha Gobolka Bari Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin)Dhageyso
Baydhabo Dagaalka ka socdo Baardheere wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxa dhinaca ka soo horjeeda isbahaysiga SRRC ee Dooxada Jubba dhageyso
Radio Galkacyo
NO Somaliland , NO Banaadirland ,
NO Bayland .
Waxa uu ku darin Jubbaland ?
Jaamac cali jaamac oo kalsoonidii kala noqday DKG ah ee Fadhigeedu yahay Muqdisho Dhageyso Jaamac Shalay >dhageyso
Col : Jaamac Cali Jaamac oo ka waramaya safaradii uu ku maqnaa dhageyso
Wasiirka Howlaha guud ee DKG Cabdi Guuleed oo ka hadlay shirka dibuheshiisiinta Soomaaliyeed dhageyso
Danjire C/Majiib oo ka hadla shirka lagu qabandoono Keenya.. Dhageyso
BY: "SomaliNetRadio.com"Hussein Garab-Yare
Warar isqilaafayo oo ku saabsan dagaalkii ka dhacay Baardheere Dhageyso
Raadiyah DKG oo la Bililiqaystay Dhageyso
Qanyare oo sheegay in uu ka baxay DKG ee uu ka ahaa wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka badda, Hadana waxaa uu ku biiray koox cusub... Dhageyso"Radio Banaadir"
Hanjabaad Cad oo loogu hanjabay Xasan Abshir Faarax dhageyso
TO
H.E. George W. Bush, U.S. President – Washington, D.C>Guji/Riix<
Yuusuf Garaad oo isku soo uruuriyay wax ka dhan ah Filmka Cusub oo lagu soo qabanayay Caydiid iyo CabdiQaybdiid- Yuusuf Garaad waxa uu waraystay Cusmaan Caato dhagayso .
Embarassed : Xuseen Caydiid oo Beeneeyay warkii uu siiyay Irin> Dhageyso >>IRIN>>Xuseen Caydiid oo sheegay 5ta-Soomaalida in ay kala maarmin. waxaa ka carooday Soomaalida Kiinya.Dhageyso
Wasiirka Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Isgaarsiinta ee dawladda Jamaac Cali Jaamac: Faarax C/llahi Beeldaaje SomaliNetRadio.com Dhageyso
Gudoomiyaha Gobolka Bari Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin)Dhageyso
(Report from Mohamed Said Omar Kashawito) Jaamac Cali Jaamac si lama filan ah uu uga dhoofay khamistii tagtay magaalada Boosaaso.Boosaaso SomaliNetRadio.com
Raiisul Wasaaraha DKG Xasan Abshir Faarax oo la isku dayay in la dilo Dhageyso
Xuseen Caydiid oo sheegay 5ta-Soomaalida in ay kala maarmin.waxaa ka carooday Soomaalida Kiinya .Dhageyso
C/Laahi Yuusuf oo sheegay in uu Garoowe ka bixi doono waxaase uu sheegin meesha uu qaban doono Mudug iyo Boosaaso.Jaamac cali.J oo sheegay haduu isku dayo in uu Boosaaso soo aado uu difaaci doono. dhagayso
Radio Dalmar *Cabdiqasim salaad oo ka jawaabay khudbadii Bush
*Korneyl barre hiiraale iyo imaatinkiisa Baardheere
*Xaaladdda siyaasadeed ee puntland Radio Midnimo :C/Shakuur Mire Aden
*Cali Khaliif waxaa uu na yiri intii aan wax idiin sheegi lahaa aniga oo Internetka ku faafiya ayaa la ii qaatay Dhageyso
Warbixin uu soo saaray Saalax Xaashi Carab oo ah lataliyaha Jaamac C. Jaamac Dhageyso
(Report from Mohamed Muhiyadin Ali) 27-1-2002
(Report from Mohamed Said Omar.) 27-1-2002
A. Galeyr former PM -Somalia.
-Al-Qaida
-Filmka Cusub ee
|
|
Wareysigaan Saciid Wayeel waxaa uu ku sheegayaa in go'aan laga dhawrayo beelaha shirka uu uga socdo Nugaal dhawaan.
Suldaan Saciid M. Garase.
Cabdirisaaq Ismaaciil Cumar "Shiiq Adoon" oo ka waramya xaalada magaalada Boosaaso.
REER MUQDISHO IYO REER CARTE KEEBAA BURCAD LAGU TILMAAMI KARAA?Full report
Boosaaso SomaliNetRadio.com Warbixintaan waxaa uu Maxamed Saciid ku eegayaa xaalada siyaasadeed ee Puntland, isla markaana waxaa ay taabanysaa dhinacyo badan. Waxayna warbixintaan ifineeysaa xaalada dhabta ee magaalada Boosaaso.(Report from Mohamed Said Omar Kashawito)
Warbixin ku saabsan wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho. Maxamed waxaa uu sheegayaa in DKM ah ay hub iyo saanad kaleba u dirtay Puntand. Iyo waliba in beelaha qarkood ay ku kala qaybsameen siyaasada ku wajahan maamulka Carta lagu soo dhisay.(Report from Mohamed Muhiyadin Ali)
Garoowe SomaliNetRadio.com Saciid Wayeel waxaa uu inooga waramay jawiga magaalada Garoowe iyo sidii ay u dhaceen dagaaladii ka dhacay Garoowe dhawaan.
Cabdi Xaaji Yuusuf oo ah "Arimaha Gudaha Maamulka Jaamac Cali Jaamac Dhegayso
Baaq ay soo saareen 3Oday oo Soomaaliyeed si weyn looga yaqaan baaqoda waxa uu ku jeedaa oo ka hadlay Dagaaladii ka dhacay Garoowedhageyso
Dagaalkii GarooweDagaal kani waxaa dhaliyay dilkii Marxuum Faarax Maxamed Saciid "Gomcad" iyo 5Qof oo kale..BBC : Saciid Waayeel
Halgan-Roda Afjano waa gabadh aad u yar oo ku caan baxday gabayada, gar'ahaan halganka lagu xoraynayo dhulka Soomaali galbeed.
All who contribute to this campaign can do so from their Zakat, or as Lillah and Sadaqah Jariah on their behalf or on behalf of their deceased relatives, or they can do so from any kind of money that they have d
oubts about (e.g. interest money or any money which they want to purify).
|