Qandala Home                           Qandala PSS
Keydka Qandala







Warbixin uu soo saaray Saalax Xaashi Carab oo ah lataliyaha Jaamac C. Jaamac Dhageyso

(Report from Mohamed Muhiyadin Ali) 27-1-2002
(Report from Mohamed Said Omar.) 27-1-2002












Wareysigaan Saciid Wayeel waxaa uu ku sheegayaa in go'aan laga dhawrayo beelaha shirka uu uga socdo Nugaal dhawaan.

Garoowe - Radio-DalmarQandala Home Wareysi
Suldaan Saciid M. Garase.

Cabdirisaaq Ismaaciil Cumar "Shiiq Adoon" oo ka waramya xaalada magaalada Boosaaso.

REER MUQDISHO IYO REER CARTE KEEBAA  BURCAD LAGU TILMAAMI KARAA?Full report

Boosaaso SomaliNetRadio.comQandala Home Warbixintaan waxaa uu Maxamed Saciid ku eegayaa xaalada siyaasadeed ee Puntland, isla markaana waxaa ay taabanysaa dhinacyo badan. Waxayna warbixintaan ifineeysaa xaalada dhabta ee magaalada Boosaaso.(Report from Mohamed Said Omar Kashawito)

Warbixin ku saabsan wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho. Maxamed waxaa uu sheegayaa in DKM ah ay hub iyo saanad kaleba u dirtay Puntand. Iyo waliba in beelaha qarkood ay ku kala qaybsameen siyaasada ku wajahan maamulka Carta lagu soo dhisay.(Report from Mohamed Muhiyadin Ali)

Garoowe SomaliNetRadio.com Saciid Wayeel waxaa uu inooga waramay jawiga magaalada Garoowe iyo sidii ay u dhaceen dagaaladii ka dhacay Garoowe dhawaan.

Cabdi Xaaji Yuusuf oo ah "Arimaha Gudaha Maamulka Jaamac Cali Jaamac Dhegayso

Baaq ay soo saareen 3Oday oo Soomaaliyeed si weyn looga yaqaan baaqoda waxa uu ku jeedaa oo ka hadlay Dagaaladii ka dhacay GaroowedhageysoQandala Home

Dagaalkii GarooweQandala Home Dagaal kani waxaa dhaliyay dilkii Marxuum Faarax Maxamed Saciid "Gomcad" iyo 5Qof oo kale..BBC : Saciid Waayeel




Halgan-Roda AfjanoQandala Home waa gabadh aad u yar oo ku caan baxday gabayada, gar'ahaan halganka lagu xoraynayo dhulka Soomaali galbeed.

                    Black Hawk Down
"Filimkii Soo Khabashadii Ceydiid"DhageysoQandala Home

Wararkii ugu dambeeyay ee Puntland-Xamar
 Jaamac Cali Jaamac iyo C/Qaasim S Xasan iyo dagaaladii Xamar dhageysoQandala Home (Radio Sweden P6 )

Jaamac Cali Jaamac oo ka carooday " Mr " Radiyowga Codka Beesha Wariye Maxamed Daahir Xasan dhageysoFrom>SomaliNetRadio.com

Waxay BBC sheegtay in Puntland ay itoobiyaan soo galeen maanta dhageysoQandala Home

CABDULLAAHI FIRIMBI 00 DIIDAY KHUDBAD SAYNAB XAAJI BARAAKO AY JEEDIN LAHAYD.Full report

Jagooyin uu Magacaabay Jamac Cali Jamac oo xiisad iyo sii kala qaybsanaan Siyaasadeed ka abuuray Boosaaso.Full report

Maxamed Saciid Cumar"Kashaawito"SomaliNetRadio

Movie/Book
Black Hawk Down.The story of the "successful mission"in Somalia in 1993 in which 18 US soldiers were killedFull report



Heshiiskii Seddex geesoodka ahaa ee C/Qasim-Cismaan Caato oo dhinac ah, Col. Hasan Abshir-Col. Jama Ali JamaFull report



Cabdulle Cabdi Max'ud (Oday Cabdulle)Qandala Home



Gudoomiyaha SRRC Gen:Aadan C/Laahi Nuur "Gabyow" oo uga jawaabay Axmed Cumar Jees sheegashadii uu sheegtay in uu u yahay Gudoomiye SPM dhageysoQandala Home

Axmed Cumar Jees oo waxa laga waydiiyay halka uu ku maqnaa iyo Uruurka Haweenka Puntland oo ku shiray Galkacyo-dhageysoQandala Home



Osama Bin Laden oo ka hadlay TV Aljazeera iyagoo islahaa waa uu dhintay Daawo

Dagaalkii muqdisho oo sabab u ahaa in Cumar Finish uu matalo Muuse Suudi Yalaxow Shirkii Nayroobi->dhageysoQandala Home ama aqriso

U.S. might soon start looking for al Qaeda terrorist cells in Somalia-Standby

WASIIR KU XIGEEN KA TIRSAN DOWLADDA C/QAASIM 00 SHEEGAY IN HABARGIDIR AY MAR HORE DEGTAY SH/HOOSE.Full report >> >>Waxaa uga jawaabay >>Dr Abdullahi M.Doolow

ISBAAROOYINKA OO KU SOO BADANAYA GOBOLKA BARIFull report

Ciidamada SRRC oo la dhaqan celinayo ayeey BBC sheegtay dhageysoQandala Home

1-Jaamac Cali Jaamac maxuu ka doonay shirka Kenya?2- Maxuu ula hishiin waayay  ragii la'iskugu yeeray Kenya dhageysoQandala Home

Hub iyo Saanad laga soo diray Magaalada Muqdisho oo ku sii jeeda Col.jaamac Cali Jaamac Full report

Maxkamadaha Muqdisha.... Daawo

Warsaxaafadeed ay soo araareen SRRC iyagoo ku cambaareenayo DKG oo xirxirtay dadka qaxooti ah oo soomaaliya ku sugan mudo badan dadkaas oo ka shaqeysta Maqaayaddaha Dhageyso Qandala Home


Islan Maxamed islan Muuse oo ka hadla shirka nabadeenta PL iyo Mid Kamid ah Musharaxiintii MG-PL oo soo saaray Baaq Muuse Xaaji Saciid (Abees).DhageysoQandala Home

Col:Jaamac Cali Jaamac oo tagay shirka soomaalida uga socdo Keenya,Col:C/Laahi Yuusuf  oo sheegay in wafdiga tagay Keenya in ay ka socon MG-PL oo ay u socdaan shaqsiyadahooda gaarka ah DhageysoQandala Home

Xashiishad iyo Hub ka yimid Muqdisha oo loo waday Gado iyo Itoobiya,Kiinya oo lagu khabtay Baaydhabo iyo Gen Moorgan oo booqasho gaaban ku tahay  xerooyinka ciidamadiisa ee ku sugan Gobolada Jubooyinka... DhageysoQandala Home Yuusuf Xasan BBC

Gen:Moorgan rag ayuu Halyeey u yahay ,BBC-dana waxay u argtaa>DhageysoQandala Home

Mareekanka oo shaaca ka khaaday in uu aqoonsaneen Carta,Puntland Somaliland, Mareekanka oo sheegay in ay tahay bartilmaameedka labaad Soomaaliya DhageysoQandala Home

Xuseen Caydiid oo sheegay in uu Aabihii  bilaabay in uu la dagaalamo Argagaxisada iyo Al-itaxaad waxa uu afka ku dhuftay dagaalkii "Buundada Araare"...DhageysoQandala Home

Wafdi ka socdo UN oo xaqiiqo raadis ah oo tagay Muqdisho... DhageysoQandala Home



Xasan Bariise oo BBC mar uu ra'yiggiisa ka hadlayay waxa uu yiri :Al-Qaida majoogto Somaaliya..... DhageysoQandala Home Markuu Xasan Bariise uu sidaa yiri BBC waxay waraysatay Xuseen Caydiid Wuxuu yiri sidatan DhageysoQandala Home


Gudoomiyaha G/Baay Max'ed Aaden Qalinle oo sheegay Mowliid Macaane in uu ka tirsanayn Golaha SRRC DhageysoQandala Home X/G ee uruurka SRRC Mowlid Macaane oo ka jawaabayana waxa uu yiri DhageysoQandala Home

Warar ay isku soo uruuriyeen Joornaalka  Ayaamaha iyo BBC-News laanteeda afka soomaaliga oo sheegaya in xeebaha Muqdisho iyo marko ay joogaan ciidamo mareekan ah.dhagaysoQandala Home

"Kismaayo xoog ku joog RAAXO MIYAA"
inay weerarka uu ku haayo Qolooyinka isbahaysiga ee xooga ku haysta kismaayo in uu ka  joojin doonin ilaa ay kaga noqonayaa Matabaan iyo Caabudwaaq DhageysoQandala Home Cadeyntii in uu C/Qaasim 56tikniko ah u diray Kismaayo dhageyso

Raiisul Wasaaraha DKG Xasan Abshir Faarax oo dib u dhigay dhismihii DKG DhageysoQandala Home





PRESS STATEMENT   Col:C/Laahi Y.AxmeddhageysoQandala Home
Axmed S.Cige oo ah wariyaha BBC uga soo warama Hargeysa oo laga waayay codkii lagu yaqiin markuu Yuusuf Garaad waydiiyay meesha uu ka soo xigta wararkii shalay 06-12-2001dhageysoQandala Home






Macluumad ku saabsan socdaalka
(Current information from the INS)
Radio MindnimoQandala Home oo laga dhaageeysto Bosaaso
(Story about new radio in Bosaaso, Somalia)


Al-Barakaad Terrorism List From Ustreas.gov  Terrorism List